Macalimiinta Brazil iyo Real Madrid Rafael Benitez iyo Dunga ayaa wada shaaciyay in xidiga daafaca Bidix ka ciyaara Marcelo uu seegi doono kulamada Argentine iyo Kulanka kooxda Barcelona
27jirkaan heerka caalami ee xulka dalka Brazil ayaa ku dhaawacmay kulankii Todobaadkii Real Madrid ay ka guuleysatay kooxda Paris Saint-Germain isagoona laga saaray ciyaarta qeybtii Hore.
War maanta kasoo baxay labada Macalin ayaa lagu sheegay in Marcelo uu seegi doono kulanka Barcelona iyo real Madrid iyo argentine iyo Brazil ciyaarta ka dhacaysa Buenos Aires.

