Valbuena iyo Benzema oo laga Saaray Xulka dalka France+ Xulka la Magacaabay

0

Karim Benzema iyo Mathieu Valbuena ayaa laga saaray xulka dalka France kulamada saaxibtinimo ay la ciyaari doonaan xulalka dalalka Germany iyo England.

Weeraryahanka kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa maalintii khamiista aheyd waxaa loogu yeeray maxkamada dalka France kadib markii la sheegay in uu qiyaano ku sameeyay laacibka Valbuena.

Xulka La magacaabay

Squad in full: Lloris (Tottenham), Mandanda (Marseille), Costil (Rennes); Evra (Juventus), Sakho (Liverpool), Sagna, Mangala (both Manchester City), Koscielny (Arsenal), Digne (Roma), Varane (Real Madrid), Jallet (Lyon); Cabaye (Crystal Palace), L.Diarra (Marseille), Matuidi (Paris Saint-Germain), Pogba (Juventus), Sissoko (Newcastle), Schneiderlin (Manchester United); Coman (Bayern Munich), Giroud (Arsenal), Griezmann (Atletico Madrid), Martial (Manchester United), Ben Arfa (Nice), Gignac (Tigres)

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here