Wararka haatan aynu ka helayno Tulooyin hoos Yimaada Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Tuulooyinkaas ay ka socdaan Dagaalo u dhaxeeya ciidamada dowlada soomaliya, kuwa Amisom iyo xarakada al-shabaab
Tuulooyinka Nuur Fanax iyo garisiyaano ee Gobolka Hiiraan wararka aynu ka halayno ayaa Tilmaamaya in dagaal xoogaan oo iminka ka soconayo wuxuuna dagaal u dhaxeeya ciidamada dowlada soomaliya iyo kuwa Midowga Africa oo iskaashanaya iyo al-shabaab oo tuulooyinkaas soo waareraray,
Saraakiil ka Tirsan ciidamada dowlada soomaliya ee Gobolka Hiiraan aynu xiriiro la sameenay ayaa ka gaabsaday In ay faafaahino ka bixiyaan dagaalka haatan ka socda qeybo kamid ah Tuulooyinka Nuur Fanax iyo garisiyaano ee Gobolka Hiiraan,
Wixii kusoo kordha simbanews.com

