spot_img

Kevin Gameiro oo ku biiray kooxda Atletico Madrid

Atletico Madrid ayaa xaqiijiysay saxiixa weeraryahankii kooxda Sevilla Kevin Gameiro xidiga reer France ayaa u saxiixay Kooxda Magaalada Madrid heshiis afar sano.

Gameiro ayaa usoo duuli doono Magaalada Madrid galinka dambe ee caawa si uu u dhameystiro heshiiska uu ugu biiri doono kooxda Rojiblancos oo kusoo iibsatay aduun dhan  €32m.

29-jirkaan ayaa kamid ah furayaasha kooxda Sevilla, tan iyo  sanadkii 2013-kii uu kaga yimid kooxda Paris Saint-Germain wuxuu kula guuleystay 3-koob Europa League isagoo u dhaliyay 67-Goal dhamaan kulamadii uu kasoo muuqday.

 

Related Post

Wararka