Shirka 27aad ee Madaxda Wadamada Jaamacadda Carabta oo Maanta ka Furmaya Dalka Mauritania

0
From left, Palestinian chief negotiator Saeb Erekat, Palestinian President Mahmoud Abbas, Libyan Foreign Minister Mohamed Abdelaziz, Secretary-General Nabil Elaraby and Arab League's deputy Secretary-General Ahmed Bin Hilli chair a meeting with Arab foreign ministers requested by Abbas at the league's headquarters in Cairo, Egypt, Saturday, Dec. 21, 2013. (AP Photo/Amr Nabil)

Magaalada Caasimada dalka Mauritania Nouakchott waxaa maanta ka Furmaya Shirka 27aad ee Madaxda  Wadamada Jaamacadda Carabta  Xubnaha ka ah.

Shirka Waxaa diirada lagu saari doonaa 6 qodob oo ay ku jirto Horumarinta iyo dib u dhiska Ciidanka Xoogga dalka Soomaliyeed, la dagaalanka waxa loogu yeero Argagaxisada, iyo Colaadaha ka jira Wadamada ,Falastiin iyo Koonfurta dalka Suudaan.

Dhanka kale Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga arrimaha dibadda ee baarlamaanka Prof Maxamed Cumar Dalxa oo Warbaahinta la hadlay ayaa tilmaamay in shirka 27-aad ee Madaxda Wadamada Carabta  uu muhiimad gaar ah u leeyahay Sooamliya.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here