Kulankii Derby Manchester ee Dalka Chine oo la Baajiyay

0

Kulankii aadka u xiisaha badnaa ee u dhaxeeyay Kooxaha Manchester City iyo Manchester United ayaa la baajiyay sababo la xiriirada Cimilada Magaalada Beijin  ee dalka Chine oo aad u xun.

Baraha Labada koox ayaa lagu daabacay in kulanka la kalsalay sababo la xiriira Hawada Magaalada Beijin  xili sidoo kale dalka Chine ay sameeyeen daadad sababay dhimasho iyo dhaawac.

Labada koox ayaa wada ciyaari lahaa kulan aad u xiiso badan oo ka Tirsan International Champions Cup  dalka Chine.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here