Dab Xoogan oo Caawa ka kacay Suuq Ku Yaala Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan+Sawirro

0

Wararka Caawa ka imaanaya Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in dab xoogan oo geystay qasaaro Hantiyadeed in uu ka kacay Suuqa Yoobsan oo ku yaala Magaaladaas.

Wariye Madax Banaan oo ku sugan magaalada Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan  ayaa idaacada simba ee Magaalada Muqdisho u sheegay in dabka uu ka kacay xiligii salaada Maqrib kadib islamarkaana uu geystay qasaaro Hantiyadeeda, haatana lagu howlan yahay damintiisa.

Simba Radio-Hiiraanweyn-2 Radio-Hiiraanweyn-3 Radio-Hiiraanweyn-4 Radio-Hiiraanweyn-5 Radio-Hiiraanweyn-6

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here