Dhageystayaal kusoo dhawada Barnaamikja Fanka iyo Suugaanka ee Idaacada Simba oo aad dhageysataan Todobaadkii xiligaan oo kale Barnaamijka waxaa caawa ku wareysanay Fanaanka Dalmar Yare waxaa Barnaamijka soo jeedinaya Wariye Maxamed Cabdi Xasan Iidle

