Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Madaxa Hey’adda ICRC  Peter Maurer

0

Gudoomiyaha Baarlamanka soomaliya Maxmed sheikh Cusmaan Jawaaari ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa  hey’adda ICRC  Peter Maurer oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho.

Maxamed sheikh Cusmaan jawaari iyo Madaxa hey’adda ICRC Peter Maurer  ayaa ka wada Hadlay Howlaha ay Hay’ada ICRC  ka wado wadanka soomaliya

Kulanka waxaa sidoo kale ka qeyb Galay  Xeerilaaliyaha guud ee Qaranka Mudane Axmed Cali Daahir iyo Taliyaha ciidanka Asluubta Bashiir Axmed Jamac Bashiir Goobbe

Madaxa hey’adda ICRC  Peter Maurer ayaa Gudoomiyaha Baarlamanka soomaliya Maxamed sheikh cusmaan Jawaari iyo xeer ilaaliyaha u sharxay Howlaha ay Hay;ada ka qabato wadanka soomaliya

Gudoomiyaha Baarlamanka soomaliya Maxmed sheikh Cusmaan Jawaari ayaa kulanka Gaba-gabadiisa shahaado sharaf guddoonsiiyey Madaxa Hay’ada   ICRC.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here