Philipp Lahm: Ciyaaryahan Walba oo Beyer Munich ah Waxa uu jecel yahay Sii Joogista Macalin Pep Guardiola

0

Daafaca kooxda Beyer Munich Philipp Lahm ayaa aaminsan in dhamaan ciyaartooda kooxda Beyer Munich ay ku faraxsan yihiin sii joogista kooxda macalin Pep Guardiola

Pep Guardiola ayaa heshiiska uu kula jiro kooxda Bracelona waxa uu dhacayaa dhamaadka sanadkaan waxaa macalinkii Hore Barcelona ay kooxda dalka Germany ay usoo Bandhigtay heshiis cusub uu kusii joogi doono kooxda

44-jirkaan heerka caalami ee xulka dalka Spain ayaa lala xiriirnayaa u dhaqaaqista iyo qabashada shaqooyinka kooxaha Chelsea iyo  Manchester City laakin Lahm ayaa aaminsan in ay fiicnaan laheyd in heshiis cusub laga saxiixo macalin Pep Guardiola

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here