Daafaca kooxda Beyer Munich Philipp Lahm ayaa aaminsan in dhamaan ciyaartooda kooxda Beyer Munich ay ku faraxsan yihiin sii joogista kooxda macalin Pep Guardiola
Pep Guardiola ayaa heshiiska uu kula jiro kooxda Bracelona waxa uu dhacayaa dhamaadka sanadkaan waxaa macalinkii Hore Barcelona ay kooxda dalka Germany ay usoo Bandhigtay heshiis cusub uu kusii joogi doono kooxda
44-jirkaan heerka caalami ee xulka dalka Spain ayaa lala xiriirnayaa u dhaqaaqista iyo qabashada shaqooyinka kooxaha Chelsea iyo Manchester City laakin Lahm ayaa aaminsan in ay fiicnaan laheyd in heshiis cusub laga saxiixo macalin Pep Guardiola

