Leonardo Bonucci:- Juventus Waa kooxda ugu Awooda Badan Horyaalka Talyaaniga

0

Daafaca kooxda Juventus Leonardo Bonucci ayaa ka hadlay bandhiga Kooxda Juventus iyo qaabka ay sanadkaan ugu guuleysatay koobkii 5-aad ee Horyaalka dalka talyaaniga.

Kadib markii ay kooxda Napoli guuldaro kala kulantay kooxda Roma, Juventus ayaa usii dabaal-dagtay ku guuleysiga Horyalka dalka talyaaniga xili ay kulamo ay kasii dhiman yihiin Horyaalka.

Kooxda uu Hogaamiyo Macalin Massimiliano Allegri’s ayaa 10-kulan ee horeeyay horyaalka diiwaan galisay 12-dhibcood balse 24-kulan oo xiriir ah ayay guuleysatay 25-kulan aynu soo dhaafnay

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here