Koox Fanaaniin Soomaaliyeed oo Bandhig Heeseed ka Dhigi Rabo Dalka Malta.

0

Saddex fanaan oo fanaaniinta dambe ee caanka ah ka mid ah ayaa  bandhig faneed waxa ay ka sameenayaan Dalka malta .

Fanaaniintaan ayaa waxaa Gudoomiye u ah Ahmed Nuur Ibrahim oo qeyb ka ah fanaaniinta malta Gaaray.

Waxa ay fanaaniintaan soomaaliyeed ay ka yimaadeen dalalka ingiriiska , Norway iyo Dalka Sweden.

Fanaaniintaan ayaa kala ah Lucky cali, Nasteexo Indho iyo fanaanka Zuheer xirsi oo loo yaqaan  DJ Subeer.

Bandhig faneed kaan ayaa lagu madadaalinayaa jaaliyada soomaalida ee kunool jasiirada malta.

Soomaalida ku nool malta ayaa si aad ah u soo dhaweeyey sadexdaan fanaan ee soomaaliyeed ee bandhig heeseedka sameenaya Malta.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here