Saddex fanaan oo fanaaniinta dambe ee caanka ah ka mid ah ayaa bandhig faneed waxa ay ka sameenayaan Dalka malta .
Fanaaniintaan ayaa waxaa Gudoomiye u ah Ahmed Nuur Ibrahim oo qeyb ka ah fanaaniinta malta Gaaray.
Waxa ay fanaaniintaan soomaaliyeed ay ka yimaadeen dalalka ingiriiska , Norway iyo Dalka Sweden.
Fanaaniintaan ayaa kala ah Lucky cali, Nasteexo Indho iyo fanaanka Zuheer xirsi oo loo yaqaan DJ Subeer.
Bandhig faneed kaan ayaa lagu madadaalinayaa jaaliyada soomaalida ee kunool jasiirada malta.
Soomaalida ku nool malta ayaa si aad ah u soo dhaweeyey sadexdaan fanaan ee soomaaliyeed ee bandhig heeseedka sameenaya Malta.

