Wax ka Ogow isku aadka Champions League iyo Europe League

0

Waxaa Maanta Magaalada Nyon ee dalka Swizerland lagu sameeyay isku aadka Ciyaaraha Champions League iyo Europe League

Kooxaha Beyer Munich, Real Madrid Atheltica Madrid iyo Manchester City ayaa isugu soo haray Sema-finaka koobka Ciyaaraha Champions League.

Real Madrid ayaa kasoo baxday kooxda Wolfsburg, Atheletic Madrid ayaa kasoo gudubtay kooxda Barcelona oo koobkaan difaacanaysay, Manchester City ayaa kasoo baxday kooxda PSG halka Beyer Munich ayaa kasoo talaabsatay kooxda benfica.

Isku adkaatay ayaa sidaan Noqday

Manchester City iyo Real Madrid.

Athleic Madrid iyo Beyer Munich.

26-ka Bishaan ayaa lagu hormari doonaa Guriga kooxda Manchester City halka 27-bishaan ay kooxda Bayer Munich ay booqan doonto guriga kooxda Athleic Madrid.

Finalka ayaa ka dhici doona Garoonka Sansiro ee Magaalada Milaano

Dhanka waxaa la sameeyay isku aadka koobka Europe League

Liverpool iyo Villereal

Sevilla, ay la ciyaari doonto kooxda Shakhtar Donetsk.

Finalka   Europe League Ayaa ka dhici doona Garoonka Basel 18-bisha May ee sanadkaan 2016-ka

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here