Xidiga Djibril Cisse oo ka Fariistay kubada Cagta

0

Laacibkii Hore ee xulka dalka France iyo kooxda Liverpool Djibril Cisse ayaa  ku dhaawaqay in uu ka Fariistay xirfada Kubada Cagta

Djibril Cisse 34 jir ah ayaa Todobaadkii aynu soo dhaafnay beeniyay wararka ku aadan in uu ku kacay waxyaalo anshax daro ah sida arimo la xiriira Galmada

Cisse ayaa xirfadiisa Kubada Cagta kasoo Bilaabay kooxda dalka France Auxerre sanadkii 1998 isagoona sanadkii 2004 usoo dhaqaaqay kooxda Liverpool

Xidigaan ayaa sidoo kale usoo ciyaaray Marseille, Sunderland, Panathinaikos iyo QPR xulkiisa dalka France ayuu u dhaliyay 9-Goal 41-kulan uu kasoo Muuqday

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here