Xaalad daganaansho ayaa Saakay Laga dareemayaa Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan

0

Xaalad daganaansho ayaa saakay laga dareemayaa Magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan oo shalay ay ku dagaalameen Labo maleeshiyo Beeleedyo wada daga Magaalada Beledweyne

Dad ku sugan Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Inoo sheegay in xaalka saakay magaalada Beledweyne uu yahay mid aad u dagan kadib markii ay shalay ku dagaalameen Meeleeshiyo beeleedyo wada daga Magaalada Beledweyne

Maamulka  Maamulka Beledweyne ee dowlada soomaliya aynu la xiriirnay ayaa inoo sheegay in lagu guuleystay in la kala qaado beelihii shalay ku dagaalamay Gudaha magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan

Dadkii ku dhaawacmay dagaalka ayaa la Gaarsiiyay Isbitaalka Magaalada Beledweye  ee xarunta Gobolka Hiiraan si Halkaa loogu dabiibo dhaawacyada kasoo Gaaray dagaalkii shalay

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here