Lewandowski: lama Mid ahi xidigaha  Messi & Ronaldo

0

Weeraryahanka kooxda Beyer Munich Robert Lewandowski ayaa dadka aaminsan in uu lamid yahay xidigaha Lionel Messi iyo  Cristiano Ronaldo u sheegay in uusan lamid aheyn labadaas xidig

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Poland Robert Lewandowski ayaa Bandhig wanaagsan ku Bilowday xili ciyaareedkaan 2015-2016 waxa uu dhaliyay 12-Goal kulamada Horyaalka dalka germany ee Bundesliga

Wareysi uu siiyay Goal.com ayuu ku sheegay in uusan lamid aheyn xidigaha Barcelona iyo Real Madrid Lionel Messi iyo  Cristiano Ronaldo oo xili walba ku Tartama abaalmarinada aduunyada

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here