Xidiga qadka dhexe ee kooxda Newcastle United Georginio Wijnaldum ayaa beeniyay Bandigii uu Todobaadkan sameeyay weeraryahanka kooxda Barcelona Neymar kasoo dhaliyay 4-Goal
Laacibka heerka caalami ee xulka dalka Holland Georginio Wijnaldum ayaa shabaqada ugu shubay kooxda Norwich City 4-goal xili kooxda Newcastle United ay 6:2 ay kaga adkaatay kooxda Norwich City
Neymar ayaa Todobaadkaan Gudihii dhaliyay 4-goal xili kooxda Barcelona ay 5:2 ay kaga adkaatay kooxda Rayo Vallecano ciyaaraha Horyaalka dalka Spain
Newcastle United ayaa 6:2 kaga adkaatay kooxda Norwich City waxaana Goolasha dhaliyay xidigaha Georginio Wijnaldum oo 4-Goal dhaliyay iyo xidigaha Moussa Sissoko, Ayoze Perez iyo Aleksandar Mitrovic,







