Neymar : Waxaan heshiis cusub u saxiixi doonaa kooxda Barcelona

0

Laacibka kooxda Barcelona Neymar ayaa Niyada u dajiyay taageeryaasha kooxda Barcelona isagoona u sheegay in uu heshiis cusub u saxiixi doono kooxda

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Brazil Neymar ayaa lala xiriirinaayay kooxda Manchester United xili Taagerayaasha kooxda Barcelona aysan ku qanacsaneen arimaha ku aadan in Neymar uu ku biiro kooxda Manchester united

Isagoona ka Hadlay kadib guushii ay Todobaadkaan ay ka gaareen kooxda Real Valcano ayaa sheegay in mustaqbalkiisa uu yaalo kooxda Barcelona inta ka dhiman Mustaqbalkiisa kubada Cagta

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here