70-qof oo ku Dhimatay Weerar Ismiidaamin ahaa oo Ka Dhacay Magaalada Lahore ee Dalka Pakistan,+Sawiro

0

Inta la xaqiijiyay 70-ruux ayaa ku dhimatay halka ay ku dhaawacmeen 300-kale kadib weerar ismaadaamin oo ka dhacay  Magaalada Lahore ee dalka Pakistan,

Qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay in uu isku qarxiyay goob Beer  aheyd oo lagu nasto oo ku taala Magaaladaasi, laguna ciyaarsiiyo carruurta, waxaana halkaas ka dhashay qasaaro dhimasho iyo dhaawac soo gaaray caruurtii iyo haweenkii goobta ku sugnaa sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka dalka pakistaan.

Dadka oo qoysas u badnaa, ayaa beertaasi ugu dabaaldagaayay munaasabadda ciidda Easter-ka, ee ay leeyihiin dadka masiixiyiinta ah. Ee ku nool dalka Pakistaan.

Dhanka kale Kooxda Taliban ayaa sheegatay Mas’uuliyada weerarka ismiidaaminta ee lagu qaaday goob loogu dabaaldagaayay munaasabadda ciidda Easter-ka,

02BBC5B200000578-3511528-image-a-45_1459123826758 329A5A6300000578-3511528-image-a-32_1459123029811 329A9B3E00000578-3511528-image-a-42_1459123399937 329A9B6500000578-3511528-image-a-40_1459123279812 329AB40D00000578-3511528-image-a-38_1459123222690 329ACDA900000578-3511528-image-a-34_1459123080659 3298A1D700000578-3511528-image-a-15_1459097615049 3298F81B00000578-3511528-image-a-26_1459107934009 3298FF2C00000578-3511528-image-a-28_1459107990962 329894BD00000578-3511528-image-m-18_1459098084547 3298955D00000578-3511528-image-a-14_1459097192613 3298966B00000578-3511528-image-a-22_1459099674508

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here