Wareegto ka soo baxday xafiiska ku simaha R/wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyay idaacada simba ayaa lagu magacaabay ilaa Danjire dhowr ah.
Halkan hoose ka akhriso magacyada Danjirayaasha la magacaabay
Goaan-Gole-Magacaabid-Safiirro

