Roy Hodgson  oo Digniin u Direy Laacibka kooxda Liverpool Daniel Sturridge

0

Macalinka xulka dalka England Roy Hodgson  ayaa ugu baaqay weeraryahanka kooxda Liverpool Daniel Sturridge in loogu baahan yahay in uu Hormariyo qaab ciyaareedkiisa si uu boos ugu helo xulkiisa Ingiriiska

Daniel Sturridge ayaa kooxda Liverpool ka Maqnaa mudo 12-bilood ah kadib dhaawac xun oo soo gaaray sidoo kale waxa uu seegay kulankii shalay ay barbaraha ay la galeen kooxda Totehham kulamada ingiriiska

Taasi ayaa ka dhigan in uu seegay kulamada xulkiisa ay ciyaaareen ciyaaraha isreebreebka Uero 2016 waxaan dooqa loo xushtay xidigaha Harry Kane iyo Wayne Rooney

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here