Macalinka xulka dalka England Roy Hodgson ayaa ugu baaqay weeraryahanka kooxda Liverpool Daniel Sturridge in loogu baahan yahay in uu Hormariyo qaab ciyaareedkiisa si uu boos ugu helo xulkiisa Ingiriiska
Daniel Sturridge ayaa kooxda Liverpool ka Maqnaa mudo 12-bilood ah kadib dhaawac xun oo soo gaaray sidoo kale waxa uu seegay kulankii shalay ay barbaraha ay la galeen kooxda Totehham kulamada ingiriiska
Taasi ayaa ka dhigan in uu seegay kulamada xulkiisa ay ciyaaareen ciyaaraha isreebreebka Uero 2016 waxaan dooqa loo xushtay xidigaha Harry Kane iyo Wayne Rooney

