Wasiirka Amniga Gudaha dowlada Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo saxaafada la Hadlay ayaa sheegay in maanta dalkooda dib loogu celinayo shaqaalihii la socday diyaaradii dhawaan kusoo dhacday Deegaanka Carbiska ee duleedka Magaalada Muqdisho
Diyaaradaan ayaa laga lahaa wadanka Masar waxayna dhawaan kusoo dhacday Deeganka Carbiska ee Duleedka Magaalada Muqdisho kadib markii ay ku dagan weysay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho
Shaqaalaha diyaarada ayaa la sheegay in ay ka koobnaayeen 6ruux waxaana ku jirey duuliyihii diyaarada oo u dhashay wadanka Masar oo diyaarada laga lahaaa
Dhawaan ayay aheyd Markii diyaaradaan ay kusoo dhacday deegaanka Carbiska ee duleedka Magaalada Muqdisho

