Shaqaalihii diyaaradii dhawaan ku soo Dhacday Deeganka Carbiska Oo Maanta loo duulinayo Wadanka Masar

0

Wasiirka Amniga Gudaha dowlada Soomaaliya Cabdirisaaq  Cumar Maxamed oo saxaafada la Hadlay ayaa sheegay in maanta dalkooda dib loogu celinayo shaqaalihii la socday diyaaradii dhawaan kusoo dhacday Deegaanka Carbiska ee duleedka Magaalada Muqdisho

Diyaaradaan ayaa laga lahaa wadanka Masar waxayna dhawaan  kusoo dhacday Deeganka Carbiska ee Duleedka Magaalada Muqdisho kadib markii ay ku dagan weysay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho

Shaqaalaha diyaarada ayaa la sheegay in ay ka koobnaayeen 6ruux waxaana ku jirey duuliyihii diyaarada oo u dhashay wadanka Masar oo diyaarada laga lahaaa

Dhawaan ayay aheyd Markii diyaaradaan ay kusoo dhacday deegaanka Carbiska ee duleedka Magaalada Muqdisho

 

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here