Yaa ka Dhaawacan kooxdaada yaase ka Maqan oo Ganaax ka Qaba kooxdaada

0

Waxaa lasoo saaray liiska xidiga ka dhaawacan kooxaha iyo kuwa ganaaxyada kaga Maqan kooxahooda Horyaalka dalka Ingiriiska ee premeir league

Kooxda arsenal waxa ay  wali Tabeysaa xidigeeda Wilshere oo wali dhaawac kaga Maqan kooxda Tan iyo sanadkaan dhaxdiisa

Dhanka kooxda Manchester United waxaa ka Maqan xidigeeda Luke Shaw oo dhawaan ka Jabay dhanka Lugta Midig

Kooxda Manchester City ayaa Tabaysa xidigaha david Silva iyo Sergio Aguero oo wali dhaawacyo ku Maqan kadib markii ay ku dhaawacmeen waajibaadka xulalkooda Spain iyo Argentine

Waa sidaan Liiska dhaawacyada

ARSENAL
JACK WILSHERE –
DANNY WELBECK –
TOMAS ROSICKY –
LAURENT KOSCIELNY –

ASTON VILLA
JORES OKORE –
GARY GARDNER –
ADAMA TRAORE –
GABRIEL AGBONLAHOR –
CIARAN CLARK – Thigh injury –

BOURNEMOUTH
HARRY ARTER –
MAX GRADEL –
TYRONE MINGS –
TOMMY ELPHICK –
CALLUM WILSON –

CHELSEA
THIBAUT COURTOIS
BRANISLAV IVANOVIC

CRYSTAL PALACE
MAROUANE CHAMAKH –
KWESI APPIAH –
MILE JEDINAK –
JOEL WARD – –
CONNOR WICKHAM –
DAMIEN DELANEY –

EVERTON
LEIGHTON BAINES –
TONY HIBBERT –
STEVEN PIENAAR –
TOM CLEVERLEY –
JOHN STONES – wuxuu ciyaari doonaa kulanka Galabta ee Manchester United

LEICESTER CITY
MATTY JAMES –
NATHAN DYER – wuxuu ciyaari doonaa kulanka Galabta Southampton

LIVERPOOL
ROBERTO FIRMINO –
JON FLANAGAN –
JORDAN HENDERSON
DEJAN LOVREN –
CHRISTIAN BENTEKE –
PHILIPPE COUTINHO – wuxuu ciyaari doonaa kulanka Galabta ee  Tottenham
DANNY INGS- ACL injury –
JOE GOMEZ – ACL injury –

MANCHESTER CITY
GAEL CLICHY –
FABIAN DELPH –
DAVID SILVA –
SERGIO AGUERO –
ALEKSANDAR KOLAROV
SAMIR NASRI -wuxuu ciyaari doonaa kulanka kooxda Bournemouth
YAYA TOURE – -wuxuu ciyaari doonaa kulanka kooxda Bournemouth

MANCHESTER UNITED
LUKE SHAW –
MARCOS ROJO – wuxuu ciyaari doonaa kulanka kooxda Everton
WAYNE ROONEY -wuxuu ciyaari doonaa kulanka kooxda  Everton
ANDER HERRERA – wuxuu ciyaari doonaa kulanka kooxda Everton
BASTIAN SCHWEINSTEIGER –
MICHAEL CARRICK – wuxuu ciyaari doonaa kulanka kooxdaEverton
PADDY MCNAIR –

NEWCASTLE UNITED
TIM KRUL –
KEVIN MBABU – wuxuu ciyaari doonaa kulanka 18 v Norwich City
CURTIS GOOD –
EMMANUEL RIVIERE
PAUL DUMMETT – wuxuu ciyaari doonaa kulanka18 v Norwich City
SYLVAIN MARVEAUX –
STEVEN TAYLOR – Hamstring injury – Expected return: December
ROLANDO AARONS –
MASSADIO HAIDARA –
KARL DARLOW –
GABRIEL OBERTAN –

SOUTHAMPTON
JORDY CLASIE –
FLORIN GARDOS –
FRASER FORSTER –
SHANE LONG –

TOTTENHAM
NABIL BENTALEB –
ALEX PRITCHARD –
HEUNG-MIN SON –
RYAN MASON – Knee
ERIC DIER – wuxuu Ganaax kasoo laaban doonaa kulanka  Bournemouth 25-bishaan

WEST HAM
JOEY O’BRIEN –
ENNER VALENCIA –
ALEX SONG –
WINSTON REID
ANDY CARROLL –

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here