Macalinka kooxda arsenal Arsene Wenger ayaa aaminsan In aysan kooxdiisa u baahneen weeraryahan lacag badan lagu soo iibsado xili uu kooxda Bandhig wanaagsan ka sameynayo xidiga Theo Walcott
Theo Walcott’s ayaa Bandhig wanaagsan la soo baxay kulamada Horyaalka dalka Ingiriiska xili uu macalinka kooxda arsenal uu Baadi goobayay xidigo ay kamid ahaayeen Karim Benzema iyo Edinson Cavani
Weerarka dhexe ee kooxda arsenal waxaa xili ciyaareedkaan loo xushtay xidiga reer England Theo Walcott xili uu bandhig xun uu soo Bandhigay laacibka reer France Olivier Giroud

