Jose Mourinho : Waxaan sii Joogi doonaa Chelsea xitaa Hadii ay ku dhamaysato kaalimaha dhexe

0

Macalinka kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa kalsooni ku qaba In shaqada kooxda Chelsea laga ceyrin doonin xili ciyaareedkaan hadii uu ku dhamaysto xitaa kaalimaha ugu Hoseeya ee Horyaalka dalka Ingiriiska

Kooxda Blues ayaa wali ku jirta waayihii ugu xumaa ee xili ciyaareedkaan xili ay adkaatay kaliyah 2-kulan 8-kulan ay ciyaartay kulamada Horyaalka dalka Ingiriiska xili ciyaareedkaan cusub

Isagoo ka Hadlayay Ganaax 1-kulan ay saareen xiriirka dalka Ingiriiska ayuu sheegay macalinka kooxda Chelsea ninka Portugal  Jose Mourinho in uu kalsooni ku qabo sii joogista kooxda Chelsea ee horyaalka dalka Ingiriiska

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here