War Deg Deg:- Mas’uul Sare oo ka Tirsanaa al-shabaab oo Magaalada Cadaado Lagu qabtay

0

Wararka haataan naga soo Magaalada cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa ku waramaya in Ciidamada Nabad Sugida Magaaladaas ay gordhaweyd gacanta ku dhigeen shaqsi aad u Taageeri jirey xarakada al-shabaab.

Ciidamada Amaanka ayaa Gacanta ku dhigay  Axmed Cali Gees oo ahaa shaqsi aad u Taageerayay al-shabaab isagoo sidoo kale kamid ahaa Odoyaasha beelaha Hawiye Garabta inta badan Taageersanaa hadafka Xarakada al-shabaab.

Wixii kusoo kordha  kala soco simbanews.com

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here