Wararka haataan naga soo Magaalada cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa ku waramaya in Ciidamada Nabad Sugida Magaaladaas ay gordhaweyd gacanta ku dhigeen shaqsi aad u Taageeri jirey xarakada al-shabaab.
Ciidamada Amaanka ayaa Gacanta ku dhigay Axmed Cali Gees oo ahaa shaqsi aad u Taageerayay al-shabaab isagoo sidoo kale kamid ahaa Odoyaasha beelaha Hawiye Garabta inta badan Taageersanaa hadafka Xarakada al-shabaab.
Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

