mamulka kMG ah ee ssc khatumo ayaa war kasoo sartay dilal ka dhacay labo maalin ka hor degaan ka tirsan gobolka sanaag
degaankaan oo lagu magacaabo laymadh ayaa lagu dilay marxumiinta kala ah cismaan maxamuud colgandood iyo maxamed axmed adan ducaale
waxana dilalkaasi ay ku eedeysay ssc khatumo mamulka soomaliland waxaana ay sidoo kale shegtay ssc in somalialnd ciidamo aad badan ay ku aruuruneysay gobolka sanaag
aqriso warsaxafadeedkaan hoose


