Mamulka ssc khatumo oo war kasoo saray dilal ka dhacay gobolka sanaag.

0

mamulka kMG ah ee ssc khatumo ayaa war kasoo sartay dilal ka dhacay labo maalin ka hor degaan ka tirsan gobolka sanaag

degaankaan oo lagu magacaabo laymadh ayaa lagu dilay marxumiinta kala ah cismaan maxamuud colgandood iyo maxamed axmed adan ducaale

waxana dilalkaasi ay ku eedeysay ssc khatumo mamulka soomaliland waxaana ay sidoo kale shegtay ssc in somalialnd ciidamo aad badan ay ku aruuruneysay gobolka sanaag

aqriso warsaxafadeedkaan hoose

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here