duqeyn ka dhacday degmada ruunirigood ee sh.dhaxe

0

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya gobolka Sh/dhexe ayaa ku waramaya in qeyn diyaaradeed ay ka dhacday xalayto degmada ruunirigood oo ka mid degmooyinka al shabab ay kaa sugan yihiin sh.dhaxe

Dadka degaanka ayaa xaqiijiyay in la duqeeyay degmadaasi, halkaasi oo ah goobtii Shabaab ay ka soo qaadeen weerarkii ay ku qabsadeen degaano ka tirsan hiiran iyo sh.dhaxe

Duqeynta ayaa waxaa fulisay diyaarad dagaal oo aan la ogeyn dalka laga leeyahay, balse maalmahan dambe ayaa waxaa duqeyn lala dhacaayay aaga degaanada hoosyimada degmadaasi ruunirigood  oo ciidamo badan oo Shabaab ah ay soo buux dhaafiyeen.

Saraakiisha ciidamada xoogga dalka Somaliya ayaa sheegay inay ka war hayaan duqeyntaasi, dibna ay ka faah faahin doonaan khasaaraha dhabta ah ee Shabaab duqeyntaasi ka soo gaaray.

Balse waxa ay shegeen in la beegsaday goob ay ku shirayeen al shabab

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here