duqeyn lagu dilay xubno ka tirsan al shabab oo ka dhaday duleedka xarardhere

0

Taliska ciidamadaxooga dalka  Soomaaliya ayaa shaaciyey in duqeyn  xoogan ka dhacday duleedka magaalada Xarardheere ee koonfurta  Gobolka Mudug oo dhowaan ay kuwada dagalameen ciidanka dowlada iyo al shabaab

 

War kasoo baxay Taliska Xoogga Dalka ayaa lagu sheegay in Alshabaab aad u badan  lagu dilay hawlgalkii duqeynta ee xalay  ka dhacay degaanka baraag gur guurte ee hoos taga degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug,

 

Sidoo kalana waxa ay shegeen in Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah Weerar ku qaadeen  deegaankaasi jabna ay gaarsiyeen

Goobta duqeynta ka dhacday ayay shegeen in maalmahaan lagu gurayay gaadiid dagaal iyo xubno ka tirsan alshabba

 

Si kastaba maalmihii danbe waxaa sii kordhayay duqeymaha iyo howlada ka socda duleedka xarardhere kaasi oo lagu beegsanayay xubnaha ka tirsan alshabab

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here