Raisul wasaaraha xukumada Soomaliya hamze cabdi barre ayaa sake magacabay wasiiro cusub Magacayada xubnaha Golaha Wasiirada ee la magacabaay ayaa kala ah
1:- Ahmed M. Fiqi wasiirka Arrimaha dibedda
2:- Ali Xoosh Wasiir Arr. Gudaha
3:- Generaal Cabdullaahi Fartaag Wasiir Amniga Gudaha
4:- Cabdullaahi Bidhaan wasiirka Tamarta iyo biyaha
5:- Maxamed Aadan Macalin wasiika Boostada iyo Isgaarsiinta
6:- Axmed Cumar Maxamed Wasiiru-dowlahaha Wasaaradda Bay’adda iyo is-bedelka cimilada
Magacabistaan sake soo baxday ayaa aheyd mid maalmihii danbe si weyn loo sugayay iyadoo xilal qaarkood ee gordhow lagu dhawaqay ay mudo bananayeen sida wasiirka arimaha dibada iyo kan amniga xukumada soomaliya

