XOG:maxaa ka jira iscasilaada mahad salaad

0

 

Warar soo baxaya ayaa shegaya in manta oo khamiis ah lagu wado in uu iscasilo Taliyaha Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), Mahad Salaad oo muddo  ku dhow 2 sano hayay xilka taliyaha nisa oo ka mid taliyasha ugu sameynta badan dalka

 

qaar ka mid ah saraakiisha sare oo ka tirsan Hay’adda ayaa kusoo waramayo  inuu xilkaa iska casilay mahad salad , una gudbiyay madaxda  sare ee dawladda federalka ee soomaliya

 

dhinaca kalana shirka Golaha wasiirrada Federaalka ee Khamiista manta  ayaa la filaya in lagu ansixiyo magacaabiista taliyaha Hay’adda sirdoonka iyo naba-sugidda qaranka (NISA), xilkaa oo loo badinayo inuu qabanayo Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, oo horey jagadan u soo qabtay ama wasiir axmed mocalin fiqi oo ah wasiirka arimaha gudaha soomaliya

 

sidoo kalana iscasilaada mahad salad ayaa la rumeysan yahay in ay qeyb tahay in uu loolan adag ugu jiro sidii uu ugu guleysan lahaa maadxweyanha galmudug sidii uu u noqon lahaa

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here