Al:shabab oo laga burburiyay fariimo ay ku lahayeen sh.dhaxe

0

Warar dheraad ah ayaa kasoo baxaya Howlgal Ciidanka Xogga dalka iyo Dadka deegaanka ay ka fuliyeen Deegaanada Daaru-nicma, Ceelbacad iyo Burka fiiqey ee gobalka shabelada dhexe

Howlgaladaan ayaa lagu bur buriyay gooba al shabab ay gabadsanayeen meel u dhaw deegaanka Ceelbacad.

Saraakiisha guutada 19aad gumac ilaala qaran ee CXDS oo howlgalkan hogaaminayay ayaa warbaahinta Ciidamada Qalabka sida u xaqeejiyay howlgalkan oo ahaa mid qorsheysan in lagu bur buriyay fariisimo al shabab ku lahayeen Sh.dhaxe

Si kastaba ha noqotee waxaa Bilihii ugu danbeyay sii kordhayay howlada kala duwan ee ka dhaca qeybo ka mid ah gobolka sh.dhaxe iyo guud ahaan mamulka hiirshabele iyadoona khasaaro lagu gaarsiyo Al shabab

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here