Warar soo baxaya ayaa shegaya in manta oo khamiis ah lagu wado in uu iscasilo Taliyaha Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), Mahad Salaad oo muddo ku dhow 2 sano hayay xilka taliyaha nisa oo ka mid taliyasha ugu sameynta badan dalka
qaar ka mid ah saraakiisha sare oo ka tirsan Hay’adda ayaa kusoo waramayo inuu xilkaa iska casilay mahad salad , una gudbiyay madaxda sare ee dawladda federalka ee soomaliya
dhinaca kalana shirka Golaha wasiirrada Federaalka ee Khamiista manta ayaa la filaya in lagu ansixiyo magacaabiista taliyaha Hay’adda sirdoonka iyo naba-sugidda qaranka (NISA), xilkaa oo loo badinayo inuu qabanayo Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, oo horey jagadan u soo qabtay ama wasiir axmed mocalin fiqi oo ah wasiirka arimaha gudaha soomaliya
sidoo kalana iscasilaada mahad salad ayaa la rumeysan yahay in ay qeyb tahay in uu loolan adag ugu jiro sidii uu ugu guleysan lahaa maadxweyanha galmudug sidii uu u noqon lahaa

