Sacuudiga ka dhacaya shirka la dagaalanka argagaxisadda iyo soomaliya oo ka qeyb galeysa

0

magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga ayaa lagu wadaa in uu ka dhaco shir xasaasi ah ay ka qeyb galayaan  Wadamada Islaamka ee la dagaalanka argagaxisadda.

Wafdi ka socda dowlada Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Sareeye Guud Cabdiraxmaan Tuuryare ayaa gaaray magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga si ay uga qeyb galaan shirka Isbaheysiga Ciidanka Wadamada Islaamka ee la dagaalanka argagaxisadda.

 

Shirka Riyaadh ayaa diirada lagu saari doona hindisiyaasha la dagaalanka argagaxisadda.

 

Isbaheysigan oo la yagleelay 2015 ayaa waxaa uu ka kooban yahay 42 dal waxaana Soomaaliya ay ka mid tahay aasaasa yaasha.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here