Guddiga olombikada Soomaaliyeed ayaa shaqo joojin ku sameeyay guddoomiyihii xiriirka ciyaaraha fudud ee Soomaaliya, Khadiijo Aadan Daahir.
Sababta shaqada lagaga joojiyay, ayaa lagu sheegay, kaddib markii lagu eedeyay inay ku takri fal awoodeed iyo eex u martay inay Sahro Abuukar u magacowdo cayaaryahannada Soomaaliya ku matalaysa tartanka orodada ee Shiinaha ka socda.


