Wararka Wasiir Maxamed Barre oo Shaqo Joojin Ku Sameeyay Gudoomiyaha Xirriirka Cayaaraha Fudud By Radio Simba - Ağustos 3, 2023 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha Soomaaliya Xil. Maxamed Barre ayaa Shaqada Ka Joojiyey Gudoomiyaha Xirriirka Cayaaraha Fudud ee Soomaaliyeed, oo sabab u aheyd in guul daraddii Soomaaliya ee Orodkii lagu fashilmay.