Wararka naga soo gaaraya xaafada suuq bacaad ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in goor dhaweyd xaafadaas lagu dilay wiil iyo hooyadiisa oo kamid dadka deegaanka.
Dadka deegaanka xaafada suuq Bacaad Magalada Muqdisho oo la hadlay idaacada simba ee ayaa xaqiijiyay dilka loo geystay wiilka iyo hooyadiisa dadka deegaanka kamid ahaa.
Lama ogo wax keenay dilka loo geystay wiilka iyo hooyadiisa oo kamid ah dadka deegaanka Xaafada Suuq bacaad ee Gobolka Banaadir.
Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

