Wiil iyo Hooyadiisa oo Goor dhaweyd lagu dilay Xaafada Suuq bacaad

0

Wararka naga soo gaaraya xaafada suuq bacaad ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in goor dhaweyd xaafadaas lagu dilay wiil iyo hooyadiisa oo kamid dadka deegaanka.

Dadka deegaanka xaafada suuq Bacaad Magalada Muqdisho oo la hadlay idaacada simba ee ayaa xaqiijiyay dilka  loo geystay wiilka iyo hooyadiisa dadka deegaanka kamid ahaa.

Lama ogo wax keenay dilka loo geystay wiilka iyo hooyadiisa oo kamid ah dadka deegaanka Xaafada Suuq bacaad  ee Gobolka Banaadir.

Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here