Wararka haatan naga soo gaaraya degmada wadajir ayaa sheegaya in suuqa degmada wadajir oo goor dhaweyd ka kacay dab kaasi oo geystay qasaaro hantiyadeed.
Booyadaha Maamulka Gobolada Banaadir ayaa ka qeyb qaadanaya daminta dabka goor dhaweyd ka kacay suuqa degmada wadajir ee magaalada Muqdisho.

