Xiliga La Qabanayo Doorashadda Kursiga uu Baneeyay Mahad Salaad oo La Shaaciyay

0

Guddiga KMG ee doorashada Kuraasta ka bannaan Baarlamaanka 11aad ayaa shaaciyay jadwalka doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP147 oo uu banneeyay Agaasimaha NISA Mahad Salaad.

Doorashada Kursigan ayaa la qaban doonaa 1 bisha Febraayo 2023, waxaana habraaca loo marayo yahay qaababkii Guddiyadii hore ee SEIT ee doorashada ka qabtay Dowlad Goboleedyada.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here