Kooxo hubeysan ayaa Magaaladda muqdisho ku dilay sarkaal ka Tirsanaa Booliska Soomaaliyeed.
Dilkaan ayaa ka dhacay Degmadda Dharkinley ee Gobolka Banaadir.
Sarkaalka la dilay ayaa lagu magacaabi jirey Gaashaanle Cabdi Ibraahim Ciid oo katirsanaa saraakiisha booliska.

