Arsenal oo lasoo Wareegaysa Xidiga kooxda Leicester City Jamie Vardy

0

Macalinka kooxda arsenal Arsene Wenger ayaa sheegay in ay kooxdiisa xili ciyaareedka dambe  lasoo wareegayso weeraryahanka kooxda Leicester City. Jamie Vardy madaama ay kooxda lasoo wareegtay madaxii Farsamada ee kooxda Leicester City. Ben Wrigglesworth.

Ka Hor kulanka galabta ay labada kooxda ay wada ciyaari doonaan ayuu macalin Arsene Wenger tilmaamay in ay bartilmeed ka dhigan doonaan xili ciyaareedka dambe weeraryahanka kooxda Leicester City. Jamie Vardy.

Dhanka kale Macalinka macalin Arsene Wenger ayaa sheegay in ay kooxdiisa galabta ku rajo weyn tahay guul ay ka gaarto kooxda Hogaaminaysa Horyaalka dalka Ingiriiska ee Leicester City.

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here