Wararka Madaxweynaha Hirshabeelle oo Laba Sano Kadib Soo Dhisay Golihiisa Wasiiradda By Radio Simba - Ağustos 1, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa magacaabay Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 81 xubnood oo isugu jira 27 Wasiir, 27 Wasiir Kuxigeen iyo 27 Wasiiru Dowle.