Dawlada Deegaanka Soomaalida oo Sheegtay In Lasoo Afjaray Dagaalkii Al-shabaab

0

Dawlada Deegaanka Soomaalida ayaa sheegtay in la soo afjaray dagaalkii u dhexeeyay Al-shaabab iyo Liyuu Booliska ee maalmihii la soo dhaafay ka socday gobolka Afdheer.

War-murtiyeed ka soo baxay Golaha Ammaanka ee Dawlada Deegaanka Soomaalida ayaa lagu yiri “Waxaa la laayay dhammaan kooxdii Al-shabaab ee 4 maalmood ka hor duulaanka ka soo qaaday aaga Caato ee soo gashay Gobalka Afdheer, kadib markii ay Ciidamada Xooga Gaarka ee DDS ay ku hareereyeen aaga Hulhul”.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here